HomeWarkiiAqoon-yahan ka hadlay warka farxada leh ee ay sheegeen Madaxweyne Xasan iyo...

Aqoon-yahan ka hadlay warka farxada leh ee ay sheegeen Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisulwasaare Xamza

Aqoonyahanka Yaxye Sheekh Caamir ayaa ka hadlay warka farxada leh ee ay sheegeen Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisulwasaare Xamza in dhawaan dhagaha shacabka Soomaaliyeed uu soo gaari doono.
Yaxye Sheekh Caamir  wuxuu sheegay in warka farxada leh  uu yahay in dhawaan Madaxweyne Xasan iyo Madaxweynaha Turkiga Ordagan Dalka Turkey ka soo sagootin doonaan markabkii shidaalka Somalia soo saari lahaa kaasoo ku soo wajahan Somalia si loo bilaabo soo saarista shidaalka.
Sido kale waxaa la soo bandhigi doonaa warbixino dheeraad ah oo ku saabsan natiijadii baarista shidaalka.
Yaxye Sheekh Caamir  wuxuu intaasi ku daray in talaabadaani ay ka caroon doonto Dowladda Imaaraadka Nidaamka Israel iyo Xulufadooda Somalidda, islamarkaana waxaa la furi doonaa Dagaal wajiyo badan.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -