HomeWarkiiAqoon-yahan Somaliyed oo si cajiib ah ugu jawaabay Sanatar Mareykan ah oo...

Aqoon-yahan Somaliyed oo si cajiib ah ugu jawaabay Sanatar Mareykan ah oo Trumo ka codsaday inuu aqoonsado Somaliland 

Aqoon-yahan Somaliyed ayaa jawaab cajiib ah siiyay sanatar Mareykan ah oo qoraal u u qorey Trumo kaga codsaday inuu Maamulka Somaliland u aqoonsado Dowlad ka madax banaan Somaliweyn.
Aqoonyahakaan oo ku taqusay cilmiga dhaqalaha oo lagu magacaabo Yaxye Caamir islamarkana ah bare Jaamacadeed ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook wuxuu si wadaniyad leh ugu jawaabay sanatarkaasi Mareykanka ee ka shaqeynaya kala goynta Somaliweyn.
Prof.Yaxye Caamir oo Somaliya caan ka ah ayaa Jawaabtiisa oo qoraal ah soo geliyay barihiisa bulshada sida Facebook wuxuuna u qornaa sidan:-
Wax aadan Dalkaaga u rabin ha igu dayin
Senator Ted Crus oo ka tirsan Aqalka Mareeykanku, Ma ogolo in Dalkiisa Mareykanka la kala gooyo, xatta qeybihii ugu dambeeyay ee Mexico ay ka qaateen iyo Qeybtii Alasko ee Boqorkii Ruushka ay si khayaana ah uga gateen.
Sideen uga ogolaanaa in uu kala gooyo Dalkeeyga. Somaliya, Haddii ay kala go’ee Somaliya iyo haddii ay wada jiree waa arrin Somalida u taal.
Warqadda uu u tooska ugu qaray Madaxweynihiisa Trump ma ahan arin go’aan ka gaarideedu ay khuseeyso Mareykanka, Akhri Warqadda uu u qoray Trump. ( F.S:1aad)
Xoogaan leeyahay Xera kasta laguma galo.
Qore:Yahya Amir
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -