Arday u dhashay Nigeria ayaa xirnaa ka dib markii barta Twitterka u uku soo qoray qoraal u uku eedeynayo afada Madaxweynaha Nigeria in ay ku cayishay markii ay si qalad qalad ah u adeegsatay hantida qaranka ayaa lagu wadaa in la sii daayo.

Mas’uuliyiinta ayaa ku eedeeyey Aminu Adamu in uu aflagaadeeye isla markaa uu hadalo been ah ka fidiyey marwada koowaad, laakiin isagu wuu beeniyey .

Qareenkiisa Chijioke Kingsley Agu ayaa BBCda u sheegay in eedeymaha loo jeediyey ardaygaas hadda ay xeer iliaalintu ka noqotay .

Mr Agu ayaa sheegay in macaamilkiisa laga daayey eedeynta iyadoo loo naxariistayhaatana la wado sidii lagu sii deyn lahaa.

Xarigga wiilkan 24 jirka ah ayaa dhaliyey caro dalka Nigeria iyadoo dadka u ololeeya xuquuqda yo kuwa isticmaala baraha bulshada ay dalbadeen in dhaqso loo sii daayo.

 

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here