VANTAA (DAYNIILE.COM)-Magaalada Vantaa ee Dalka Finland waxaa laga soo sheegayaa in Ardey  da’yar uu rasaas ku furay ilo kale oo iskuul la dhiganaayay.

Hal cunug ayaa u geeriyooday rasaasta halka 2 kalana waxaa soo gaaray dhaawacyo daran.

Advertisement

Booliiska ayaa goobta soo gaaray Dugsiga mashaqada ay ka dhacday oo lagu magacaabo Viertola ee ku yaal Magaalada Vantaa.

Ciidamadu waxay qabteen oo ay la wareegeen wiilka dhibaatada gaystay,waxaana lagu wadaa inay warbaahinta u faahfaahiyaan dhacdadaanj naxdinta ku beertay ardeydii iskuulka dhiganaysay.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleProf.Yaxye Sh.Caamir “Puntland iyadaanba Dowlada ka maarmin”
Next articleHowlgal Ciidamada Dowladu ka sameeyeen deegaano hoos taga Ruun-Nirgood+ SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here