Somalida ayaa ku maahmaahdo, wax Akhyaar loogu maahmaahana malehe: ( Ul Dameeraad Aakhruu taal) oo ah ushii Dameer lagu dhufto Aakhiro ka hor la isma weeydiiyo.
Horta Arintii Walaasheen, Gabadheenii Ikram Tahliil, maxaa naloo hilmaansiinaa? Aaway Guddigii loo xil saaray? Galkii Maxkamadda Laga Furay?. Mise Dambiilihii ayaa loo dacwooday?

Inta aan noolnahay waan jeclaa leheyn in aan aragno, Cadaaladda. Koleeyba Aakhiro waan arki doonaahe.
Qore: Yahya Amir
Previous articleMadaxweyne Xasan oo Qaahira kula kulmay Xoghayaha Guud Ururka Jaamacadda Carabt
Next articleMaxay tahay sababta dib loogu ogolaaday hawada Soomaaliya diyaaradii la celiyay Khamiistii?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here