Aroos Caawa ka dhacay Muqdisho oo masiiba isku badalay

0

Hool xaflad aroos ka socotay hool kuyaala magaalada Muqdisho ayaa caawa soo dumay , waxaana qaar kamid ah dadkii xaflada ku sugnaa ku dhaceen boosaneer kuyaala goobta duntay.

Mid kamid ah shaqaalaha Hoolka Qoobey oo kuyaala degmada Hodan ayaa sheegay in uu dumay goobtii xaflada ka socotay ayna dadka qaar ku dhaceen boosaneer kuyaalay dhulka dumay.

Waxa uu sheegay ninkan in lasoo bad baadiyay dadkii ku dhacay boosaneerka, waxa uuna tilmaamay in ay wali socdaan baaritaano dad lagu baadigoobayo.

Goobta ay kasocotay xaflada arooska ayaa lagu kala dareeray, waxaana mar qura jawigii farxada iyo mashxareynta isku bedeshay murugo iyo in lagu kala dareero.  

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here