Xildhibaan Janaraal Saadaq Cumar Xasan oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa maanta la aqal galay gabadha madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar geelle, waxaana xafladda Meherka ka qeybgalay madax miisaankoodu culusyahay oo ka kala socotay Soomaaliland, dowlad goboleedyada dalka, Jabuuti iyo dowladda Federaalka ah.

Madaxweynaha Soomaaliland oo abti u ah marwo Heybad Ismaaciil Cumar Geelle ayaa bixiyay, waxaa goobta fadhiyay madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Soomaaliya, waxaana xiriir wanaajintii madaxweyne Xasan Shiikh ka dib

xididay dowladaha Jabuuti iyo Soomaaliya.

Waxaan leeyahay qoyska dhismay noqda kuwii kala hela owlaad baarri ah oo anfaca Dalkooda, Dadkooda iyo Diintooda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here