Naadiga Waqooyiga London ka dhisan ee Arsenal oo hanashada Horyaalka ingiriiska ay ugu dambeysay 19 sano ka hor ayaa u muuqata xili Ciyaareedkaan 2022-2023 inay hanan doonto Horyaalka oo ay ugu dambeysay 2003-2004.

Advertisement

Ka dib guushii xasuuqa oo ay galabta ugeysteen Naadiga crystal place oo ay uga badiyeen 4-1 ayaa hogaanka naadigu waxa uu ka dhigay inay ku qabato 69 dhibcood iyagoo 8 dhibcood ka horeeyay Kooxda man city oo leh 61 dhibcood ayna baaqi u yahay 1 kulan.

Arsenal hadii ay ku socoto xaaladaan dardarta ah waa hubaal in koobku aadi doono Waqooyiga London oo sanado badan aan la geyn..

Hadaba dadaalaa waa gaaraa hamigiisa Naadiga Arsenal ma ku Guuleysan doonaan horyaalkaan 2022-2023 oo ay ku heysato kaliya Naadiga Man City kaliya