Advertisement
Arsenal oo 5 dhibcood oo Nadiifa ku hogaaminaya Horyaalka ingiriiska 2022-2023ka dib 0-3 ay uga taqluseen Galabta Fulham * yey u kala dhasheen 3 Ciyaaryahan ee u dhaliyay Goolasha *
Gabriel – Brazil
Martanelli- Brazil
Odegaard – Norwey
3 Ciyaaryahan ee u kala dhaliyay goolasha Arsenal waxa ay u kala dhasheen Wadamada Brazil iyo Norwey waana xidigo ka mida lafdhabarta arsenal ku duusho iyagoo ka kala ciyaara Difaaca, weerarka iyo khadka dhexe
Guushaan arsenal waxa ay ka saaciday inay ku hogaamiyaan Horyaalka ingiriiska 66 dhibcood iyagoo 5 dhibic ka horeeya Naadiga ku Soo xiga ee Man city oo leh 61 dhibcood waxaana Horyaalka marayaa kulamadiisii ugu xiisaha badnaa iyadoo qabashada kooxuhuna meesha ka marneyn.