HomeCiyaarahaArsenal oo isaga hartay baacsigii Eze; waa tan sababta dhabta ah ee...

Arsenal oo isaga hartay baacsigii Eze; waa tan sababta dhabta ah ee ka dambeysa

XIGASHO LAACIB.NE T

Saxafiga ka faallooda arrimaha ciyaaraha, David Ornstein ayaa cadeeyey in xiisihii Arsenal ee Eberechi Eze uu hoos u dhacay, maadaama Ethan Nwaneri uu heshiiskiisa cusbooneysiiyay.

Waxa uu sheegay in Arsenal ay runtii xiisayn laheyd Eze haddii Nwaneri uu ka tagi lahaa kooxda, maadaama mustaqbalkiisa uu ahaa mid mugdi ku jira. Laakiin markii Arsenal ay dhowaan cusboonaysiiyeen heshiiska Nwaneri, oo la qorsheeyay inuu boos dhexe ka ciyaaro, mudnaantii lasiin lahaa saxiixa Eze ay xaqiiq ahaan yaraatay .

Go’aankaasi wuxuu muujinayaa in qorshaha mustaqbal ee Arsenal uu hadda diiradda saarayo kobcinta da’yarta gudaha, taasoo saameyn toos ah uu ku yeeshay doorkii loo qorsheeyay Eze xilli ciyaareedkan.

XIGSHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -