Asbuucii la soo dhaafay oo Muruga u aheyd magaalada Muqdisho

0

Shacabka Magaalada Muqdisho ayaa dhib weyn ku qabo Ciidamada Dowlada ee Amniga Soomaliya kuwaa oo la heyn Cid wax ka qabata

Asbuucii Hore ayaa aheyd Muruga weyn oo keentay in la Dali shaqsiyaad aan waxba Galabsa

3 Shaqsiyo aan waxba Galabsan ayaa lagu Dilay magaalada Muqdiaho oo shaqadooda Nolol maalmeedooda ku Jira la dilay

Mid ka koowaad ayaa loo dilaĆ½ Hal Doolar oo Askari uu Wiil Caseeyaa maalin kasta Baad uga Qaadi Jiray isagoona Hal maalin uusa siinln

Shaqsiga Labaad Ayaa Askari u Dilay hal Xaba Sigaar ah uu u Diiday in uu 2000 oo Shilinka Soomaliga oo Jeex Jeexan looga Diiday in looga Iibiyo

Muwaadinka Sedaxaad ayaa loo Dilay Ka dib Sargaal Nabad Sigid ah uu Dilay Wiil Yar oo ka Shaqeeyo Farayaamo oo shaqo Ku jira

Dhibkaa loo Geestay Muwaadiniinta Soomaliya ayaan Jirin masuuliyiinta Dowlada in ay wax ka qabtaan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here