GAZA (DAYNIIILE.COM)-Ururka Islaamig Jihaad ee ka dagaalama Marinka Gaza  ayaa sheegay inay 7 askari oo Israa’iiliyiin ah ku dileen magaalada Shujaye ee bariga Marinka Gaza.

Garabka hubaysan ayaa sidoo kale sheegay inay qaar kalana dhaawaceen kadib weerar ay maanta ku qaadeen Yuhuuda.

Advertisement

Waxa ay sidoo kale sheegeen inay weerar kale ku bartilmaameedsadeen  goob ay ku sugnaayeen ciidamada Israa’iil oo ku taalla deegaanka Az-Zanna, ee bariga Khan Younis ee koonfurta Marinka Gaza.

Weerarkaan ayay sheegeen inay u adeegsadeen tiro madaafiic ah oo ay ku garaaceen barta ay daganaayeen Yuhuuda.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleCiidamada Dowlada oo howlgalo ka fuliyay xadka Sh.dhexe iyo Galgaduud+Sawirro
Next articleHaaman Cusub oo ku soo caariyay Xeebaha Aagga Degmada Cadale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here