GAALKACYO (DAYNIIILE.COM)-Kooxo hubeysan ayaa xalay Xaafada Halabokhad ee Magaalada Gaalkacyo waxay ku dileen laba sarkaal Booliis oo ka tirsanaa Police-ka qaybta Gobolka Mudug ee Maamulka Puntland.

War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Booliiska Puntland ayaa lagu cadeeyay dilkaan iyo waliba magacyada kooxihii dilkaasi fuliyay.

Advertisement

Booliiska Puntland waxay shacabka ka codsadeen inay soo gudbiyaan hadii ay helaan warbixin ku saabsan raggaasi dilka gaystay.

Magacyada labada nin ee dilka fulisay waxaa lagu kala sheegay Edeysane Xuseen Muuse Faarax iyo Maxamed Xuseen Muuse waxaana Booliisku soo bandhiga sawirka ninkaan.
May be an image of 1 person and text
XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
Previous articleGanacsade Soomaali ah oo meydkiisa laga helay Dalka Canada
Next articleBooliiska Puntland oo soo bandhigay Aafar Suuriyaan ah oo dhac ku eedeysan+SAWIRRO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here