KISMAAYO (DAYNIILE.COM)- Askari ka tirsanaa Ciidamada Maakulka Jubalnd ayaa la soo sheegayaa in lagu dilay Magaalo xeebeedka Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubaland.

Kooxo hubeysan ayaa toogtay askariga xili uu ku sugnaa xaafada shaqaalaha  ee Magaalada Kismaay.

Advertisement

Wararku waxay inntaasi ku darayaan in kooxihii dilkaasi fuliyay ay ka baxaadeen goobta balse lagu raad joogo..

Waqtiydaan danbe xaalada amni ee Kismaayo ayaa wanaagssneyd mana jirin dilalka nuucaan oo kale ah.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Previous articleSomali ku eedeysan Alshabaab-nimo oo lagu qabtay Mareykanka
Next articleDuqeymo Alshabaab lagula beegsaday koonfurta Gobolka Mudug

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here