Waxaa maanta lagu dilay degmada Hurwaa ee Gobolka Banaadir Askari ka tirsan Ciidanka Dowlada iyadoona kooxa hii Dilka geystay ay goobta isaga baxsadeen

Dilka Askarigaan ayaa ku soo aaday xil amniga magaalada Muqdisho uu noqday mid leysku haleen karin

Ugaarsiga Askarta iyo shaqaalaha Dowlada ayaa noqday mid mar walba soo noqda taa oo ka dhigeysa Magaalada Muqdisho mid aan sameynin Hor mar dhanka Amniga ah

Dilka Askarigaan oo ka dhacay Xaafada Huruwaa ayaa mid maal mahaan ka dhicin uuna noqonaayo mid koowaad ee Bishaan ka dhaco

Dhanka kale waxaa maanta Dil loogu geestay magaalada Muqdisho xaafada Wardhiigay Moota Bajaajle kaa oo geestay Askari ka tirsan ciidanka Boliiska kaa oo.markoow Dilka geestay Goobta ka baxsaday

Amniga magaalada Muqdisho faraha ka sii baxayo ka dib bishaan kaliya ka dhaceen Dilal Qorsheysan iyo Qaraxyo taa oo loo aaneynayo Hogaanka Dowlada oo ku mashquulsan Doorashada

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here