Askari ka tirsan ciidamada dowladda oo wiil dhalinyaro ku dilay xaafadda Soona-key ee magaalada Muqdisho.

0

Wararka ka imaanaya Xaafada banaadir ayaa sheegaya in  Askari ka tirsan ciidamada dowladda uu Goor dhawad  wiil dhalinyaro ku dilay xaafadda Soona-key ee magaalada Muqdisho.

Marxuumka ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Bile Cali Diini, wuxuuna ka mid ahaa dhalinyarada ku shaqeysata mootooyinka loo yaqaano Bajaajta.

sidoo kale Wararka ayaa sheegaya in marxuumka uu markii hore askariga soo qaaday, kadibna la sheegay inuu toogtay isaga oo mootada saaran.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here