HomeWarkiiAskari maanta dharbaaxay muwaadin cod dhiibanayay oo la soo xirey

Askari maanta dharbaaxay muwaadin cod dhiibanayay oo la soo xirey

Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, gaar ahaan Booliska Caasimadda, ayaa gacanta ku dhigay sargaal ku eedaysan inuu ku xadgudbay muwaadiniin u soo baxay inay ka qayb qaataan doorashada ka socota caasimadda.

Eedaysanaha ayaa lagu magacaabaa X/le.Maxamed Cali Cabdi, waxaana loo gudbin doonaa maxkamadda ku shaqada leh si sharciga loogu waafajiyo.
DHAMMAAD.

May be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -