Ciidamada Dawlada ayaa toogtay Askari katirsan isla Dawlada oo dil geystay.

Askar muran soo kala dhex galay ayaa waxa midkood uu dil ka geystay Degmada Buurhakaba Ee Gobolka Bay.

Waxa uu gacan ku dhiiglaha isku dayey inuu baxsado balse Askar meesha ka dhaweyd ayaa dilay.

Laamaha amniga Degmadaas waxay sheegeen saraakiisha kusugan in aan la ogolaan doonin fadqalalo in la sameeyo.

Ma ahan markii ugu horeysay oo askar isku dilaan qeybo ka mid Gobollada Soomaaliya.

 

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here