Askarigaan Soomaaliyeed oo 43 Sano u xirnaa Dalka Etoobiya oo markii la soo daayey maxaa dhacay

0

Waa askari Soomaaliyeed oo ka qeyb galay Dagaal 1977 ee Dhex maray Soomaaliya iyo Etoobiya waxuu ahaa Geesi u hal gamaayey Qarankiisa laakiin ma helin cid u garaawdo oo hilmaamsiiso waxii ku dhacay 43 sano uu Xabsi Etoobiya ugu Jiray Difaaca Qarankiisa

Waxaa la soo daayey Dhawaan waxuu arkay wax ka badalan waxoow sugaayey waxuuna mar qur ah arkay Calankii Buluuga ahaa oo ka dhex dhasheen 10 Calan oo Qabiil walbaa taagtay taana waxay Galisay Murug

Askarigaan ayaa markii la soo daayey yimid Magaalada Hargeysa oo looga dhawaaqay Gooni u Istaag mana loo arag halgamaa.madaama Dowladii uu u Dagaalamaayey muwadinkaan u arkaan Dowlada Xasuuqday

Waxaase ka sii daran Dowladii Federaalka maba soo hadal qaadin Geesigaas Soomaaliyeed ee 43 Sano ugu Jiray Xabsi madaama isagoo Qaranka u Dagaalamaayo loo qabtay Maxaabiisnimo Dagaal

Ma jirto Wadan Shaqsigaa waxii ku dhacay Sameen lahaa waxuuna Heli lahaa Abaal marin uu Naftiisa ku Raali Galiyo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here