Kismaayo (dayniiile.xom)-Isbitaal cusub ayaa laga dhisay Magaalada Kismaayo gaar ahaan goob ay degan yihiin Ciidamada Itoobiyaanka oo magaca ATMIS ku joogaan Soomaaliya.

Taliyaha qaybta 6aad ee Ciidamada ATMIS Sar. G Luka Kutto ayaa xariga ka jaray furitaanka  Isbitaalka oo ku yaal Saldhiga garoonkii hore magaalada Kismayo ee Xarunta maamul goboleedka Jubaland.

Advertisement

Sarkaalkaan wuxuu  ku ammaanay injineerada ka socday UNSOS, Taliska Kenya  & kan Itoojiya sida ay gacan uga geysteen dhismaha mid ka mid ah mashaariicda waaweyn ee Jubaland.

Cisbitaalka ayaa loogu adeegi doona shaqaalaha Ciidamada iyo kuwa Soomaalida iyo dadka deegaanka.intaba.

Isbitaalada ay maamulaan Midowga afrika badiyaaba iyaga isku daweeya balse marka ay u baahdaan Ciidamada iyo shacabka Soomaaliyeedba waxaa loo maraa masuuliyiinta Soomaalida ee toos looma abaari karo.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleLaba Caruur ah oo u geeriyooday Barkad ay ay ku dhaceen
Next articleMaxay ka wada hadleen Madaxweyne Xasan iyo dhigiisa Turkiga

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here