Madaxweyne xigeenka Maamulka Puntlad Axmed Karaasha ayaa cadeeyay mowqifkiisa ku aadan inuu la dhac yahay go’aanii isimada Puntland ee ahaa in tirada Xildhibaanada laga dhigo 49 gabi ahaana laga tashto 17-kii kursi ee ka imaan jirey SSC Khaatumo madaama ay maamul ka madax banan Puntland gaara yeesheen.

Qoraal ka soo baxay Madaxweyne xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa sidaan u qornaa:-

Advertisement
Previous articleMareykanka oo ka hortagay weerar xuutiyiintu ku qaadeen Markab laga leeyahay Dalka Singapore
Next articleKhilaaf-ka xooggan ee soo kala dhex galay Kenya iyo Dr Congo maxay u dhimi kartaa Ganacsiga Soomaalida

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here