HomeWarkiiAxmed Madoobe oo Garowe ku wajahan iyo qorshihiisa

Axmed Madoobe oo Garowe ku wajahan iyo qorshihiisa

Warar ku dhaw dhaw Madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ee aysan Dowlada Somalia aqoonsaneyn ayaa sheegaya inuu maalmaa soo socda safar uu ku tagi doono Magaalada Garowe ee Xarunta maamulka Puntand.
Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) wuxuu Garowe kula balansan yahay dhigiisa maamulka Puntland Saciid C/laahi Deni iyadoo wararku tilmaamayaan inay ka wada hadli doonaan xaalada dalka iyo xurgufa kala dhexeysa Dowlada Somalia.

Isu imaatinkaan ayaa imaanata xili labada maamul dhawaan ka heshiiyeen xurguf soo kala dhex-gashay doorashadii 2022-kii ee  Xasan Sheekh loo doortay Madaxweynaha Somalia .
Wararka ayaa intaasi ku daraya in labada masuul qorshahoodu yahay inay go’aamo ka soo saaraan arimaha wax ka bedelka dastuurka iyo Doorashooyinka Soomaaliya ee dhici doona marka uu dhamado muda xileedka Madaxweyne Xassan.
in lasoo saari doono go’aano taabanaya siyaasada dalka, gaar ahaana wax ka bedelka dastuurka, Doorashooyinka iyo Soomaaliy
XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

May be an image of 6 people, dais and text that says "F"

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -