HomeWarkiiAxmed Madoobe oo Kismaayo ku qaabilay Safiika Mareykanka+SAWIRRO

Axmed Madoobe oo Kismaayo ku qaabilay Safiika Mareykanka+SAWIRRO

Sida ay goor dhaw shaacisay Madaxtooyada Jubaland Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Magaalada Kismaayo ku qaabilay Safiirka Dowladda Maraykanka ee Soomaaliya, Danjire Richard H. Riley, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho shaqo ku yimid Jubaland.

Intii uu socday kulanka, oo ay Madaxweynaha ku wehliyeen Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Wasiirka Qorsheynta & Xiriirka Caalamiga ah, ayaa si qoto dheer looga wadahadlay xoojinta iskaashiga labada dhinac, gaar ahaan arrimaha amniga, taageerada Dowladda Maraykanka ee mashaariicda horumarineed, iyo xaaladda guud ee siyaasadda dalka iyo geeddi-socodka dowlad-dhiska Soomaaliya.May be an image of daisMay be an image of daisNo photo description available.May be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people, suit and daisMay be an image of one or more peopleMay be an image of one or more people and the Oval OfficeMay be an image of daisMay be an image of daisMay be an image of daisMay be an image of daisMay be an image of daisMay be an image of daisNo photo description available.May be an image of one or more people and dais

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -