HomeWarkiiAxmed Madoobe oo qaaday talaabo siyaasadeed si uu mar kale Geedo uga...

Axmed Madoobe oo qaaday talaabo siyaasadeed si uu mar kale Geedo uga dhex muuqdo

Madaxweynaha Dowladd Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa qaaday taalabo uu doonayo inuu mar kele ku soo ceshto awodii maamulkiisu ku lahaa Gobolka Gaduud kadib markii uu soo magacaabay Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Gedo.

Guddoomiye Kuxigeenka oo magaciisa lagu sheegay Cusmaan Nuux Xaaji ayaa lagu wadaa inuu dhawaan gaaro Gobolka Geddo halkaasoo inta badan ay ka taliso Dowlada Faderaalka Soomaaliya.

Madaama dhawaan la wiiqay awoodii Axmed  Madoobe ku lahaa Gobolka Geddo ayuu doonayaa soo ceshto saameyntiisii madaama Cusmaan Nuux Xaaji uu asal ahaan ka soo jeedo Gobolka Geddo.May be an image of ticket stub and text

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

1 COMMENT

  1. WCALEEYKUM SALAAM ILAAH GARABKAAGA HA GALO WAA SOO DOCEENAAYAA HADAAN-

    AHAY MANEXE MUSLIM AH OO JECEL QOFKASO MEESHIISA INUU MAAMULO OO LA FARA _

    GALININ EE MADAXWEEYNAHA SOOMAALI WAA WAX QASE AAN LA OGEEN: ISKADHICI

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -