HomeWarkiiAxmed Madoobe oo xabsiga ka sii daayay Sanatar Somaliyeed u xirnaa sanad...

Axmed Madoobe oo xabsiga ka sii daayay Sanatar Somaliyeed u xirnaa sanad iyo bar

Madaxweynaha  Maamulka Jubaland ayaa amray in xabsiga laga sii daayo mid ka mid ah xildhibaanada aqalka sare ee Dowlada Somalia Ilyaas Badal Gaboose  kaaso u xirnaa sanad iyo bar inuu ka hor yimid xukunka Axmed Madoobe.

Qoraal uu bartiisa Facebook ayuu Axmed Madoobe kaga hadlay arintaan waxayna qormadiisu u qornryd sidan:-

Walaaladay Senator Ilyaas Badal Gaboose iyo Sheekh Daahir Axmed Cabdullahi Waxaan isla garannay in danta guud, nabadda, iyo midnimada shacabka Jubaland ay ka sarreeyaan wax kasta oo kale, isla markaana aan si wadajir ah uga shaqeyn doono danta dadka ree Jubaland.

Dowladda Jubaland waxay diyaar u tahay tanaasul aan xad lahayn si loo xaqiijiyo midnimo iyo wadajir buuxa. Waxa naga go’an in dhammaan kala aragti duwanaanta dhinaca siyaasadda lagu xalliyo waddo kasta oo nabadeed, isla markaana ilaalinaysa danta guud, xasilloonida iyo mustaqbalka dadka ree Jubaland.May be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people and daisMay be an image of one or more people and daisMay be an image of dais
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -