NAIROBI (DAYNILE)-Axmed Rashiid oo ah Somali-Kenyan ka tirsan ciidamada dharka cad ee Dalka Kenya ayaa maanta mar kale ka soo muuqday Maxkamada xili hore dacwadiisa ay I socotay.
Axmed Rashiid oo loo heystay fal danbiyeedyo dilal ah inkastoo uu caan ku yahay dialla tuugada iyadoo waliba shacabku aad u amaanaan madaama burcada iyo tuugba uu toogto u toogan jirey.
Maxkamada ayaa Axmed Rashiid waxay muuqaam ah duubtay Kaamirada qarsoon isagoo qof shacaba ku dhex tooganaya, inkastoo sawirada laga soo qaaday muujinayaan inuusan ku faraxsany
XAFIISKA WARARKAÂ

