Dadka xoola dhaqatada ah ee ku nool qeybo kamid ah gobolka Afdheer ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa walaac xooggan ka muujiyay ayax ku degay halkaasi kaas oo saameyn ballaaran ku yeeshay dalagyada beeraha iyo daaqa xoolaha.

Bashiir Cali oo kamid ah dadka deegaanka ayaa BBC u sheegay in ayaxa uu waxyeello weyn u geystay dadka deegaanka maadama aanan laga qaadin wax tallaab ah oo looga hortaggayo duullaanka ayaxa.

“Beerihii, dhirtii iyo wixii geedkii madoobaa, wixii oo dhan wuu dhameeyay”

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here