Ayax mar kale ku habsaday degaano badan oo ka tirsan Puntland

0

Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in Ayax inuu ku habsaday degaano badan oo ka tirsan Puntland, kaas oo dhibaato badan ku haya dhul daaqsimeed.

Mas’uuliyiin  u hadashay Puntland ayaa sheegay in Ayaxaas uu ku habsaday degaano ay ka mid yihiin Qoyan, Jiingadda, Damal-goray iyo  War-Idaad oo ka kala tirsan gobollada Sool, Sanaag iyo Bari.

Sidoo kale, odayaasha iyo waxgaradka deegaanadaas ayaa sheegay in Ayaxu uu aad xaalufiyay dhul daaqsimeedkii iyo beerihii laga sugayey dalagyada.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here