KU : Villa Somalia, Gudoonka Golaha shacabka JFS , Ra’iisal Wasaarahah XFS , Madaxda Maamul Goboleedyada Iyo Beesha Caalamka Baaqaas Oo Ku Aadan Meel Marinta Qoondada dadka Baahiyaha Gaarka Ah Qabo .

Abdullahi Hassan oo ah musharaxa Hey’ada Naafada Qaran Soomaaliyed ayaa baaq u Diray Madaxa Dowlada Somalia Iyo Gudomiyaha Golaha Shacabka in Ay ka dhabeeyan balan Qaadkii ahaa in dadka Naafada ah loo sameye Qoondo U gaar ah Oo ku matasho Baarlamaanka 11aad ee Soomaaliya.

Abdullahi hassan ayaa kamid ahaa dadkii Naafada Usoo halgamau waqti dheer Sidii kor Ugu Qaadi Lahaa Xaqa iyo xaquuqda dadka naafada ah

Sawirka Waxa Ku wehliyo Samafale Abdiraxmaan Mahamed Islaw Ajuuke ( Hiigsi Fog ) oo ah Nin dhalinyaro ah oo Marwlbo Garab taagan dadka baahiyaha Gaarka ah Qabo .

Amb Hussein A Talabadan

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here