Waxaa maanta si rasmi ah loo dhaariyay xildhibaanada kamid noqday Baarlamaanka labaad ee dowlad goboleedka Hirshabelle, kadib munaasabad kooban oo ka dhacday magaalada Jowhar.

Xildhibaanada cusub ee Hirshabelle ayaana dhaarta kadib doortay Gudoomiye KMG ah oo loo doortay Xildhibaan Maxamuud Siyaad Barqadle oo noqday ninka ugu da’da weyn Xildhibaanada cusub ee Hirshabelle.

Gudoomiyaha KMG ee Baarlamaanka dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa durba warqad uu soo saaray ku magacaabay sagaal xubnood oo noqonaya guddiga qaban qaabinaya doorashada Gudoonka Baarlamaanka Hirshabelle oo dhawaan Jowhar ka dhaceysa.

Halkan ka Akhriso Magacyada Guddiga Doorashada

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here