HomeWarkiiDAAWO: Aadan Madobe oo soo gaaray Villa Hargeysa iyo  Shirka Baarlamaanka labadiisa...

DAAWO: Aadan Madobe oo soo gaaray Villa Hargeysa iyo  Shirka Baarlamaanka labadiisa Aqal oo furmay

MUQDISHO (DAYNIILE.COM) Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Adan Madobe ayaa soo gaary  Villa Hargeysa markaasuu uu si rasmi ah u furmay  Shirka Baarlamaanka labadiisa Aqal oo maanta il gaar ah lagu wada hayo.

Xildhibaanada Waxaa lagu wada inay bilaabaan cod u qaadista asnixinta dastuur dhameystiran oo Dowlada Somalia ay yeelan doonto wixii hada ka danbeeya,waxaana ku sugan xarunta Villa Hargeysa  inta badan baarlamaanka labadiisa aqal.

Inta badan wadooyinka gala xarunta Villa Hargeysa ayaa xiran Saaka ilaa duhurnimadaan si amniga xildhibaanada loo xaqiijiyo.

Wararka aan helnay ayaa sheegaya in Kooramka Xildhibaanada uu dhan yahay islamarkaana qorshaha maanta uu yahay in Baarlamaanku ansixiyo Dastuur dhameystiran.

Maanta wixii ka bilowdo waxaa lagu wadaa in dalku yeesho Dastuur dhameystiran oo Dowlada arimaheeda lagu maamuli doono.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -