War maanta ka soo baxay xeer-ilaliyaha guud ee Maamulka Puntland ayaa kaga dalbaday Golaha wakiilada Maamulkaasi inay xasaanad ka qaadaan Gudoomiyihii hore ee Baarlamaanka puntland Xildhibaan C/rashiid Yuusuf Jabriil.
Xeer ilaaliyaha wuxuu ku eedeeyay C/rashiid inuu ku kacay fal danbiyeedyo uu ku wax yeeleynayo ambiga Puntland.
Hadaba halkaan ka akhriso warqada codsiga ee ka soo baxday xeer ilaaliyaha guud ee maamulka Puntand oo sideeda u qoran:-

