Baarlamaanka Soomaaliya oo ka Dooday in Khaniisnimado Sharci tahay

0

Wasiir Deeqo Yaasin Waa wasiirada haweenka dowlada Federalka. Waa Qofki keenay sharciga loo yaqaan LGPT.

Sharciga oo Barlamaanka uu si kulul u diiday ayaa waxaa kamid ah qodobadiisa qaar…

1- In nin walbo oo futadiisa raali ka ah uu dhiiban karo.

2- In Caadi laga dhigo ama wax dambi aysan muteeysan doonin gabadhii iyadoo raali ka ah xoolaheeda dhiibata.

3- In xil uu qaban karo Qof Somali ah oo aan heysan diinta islaamka.

4- In Labada qofood ee isku jinsiga ah isku tagi karaan sida (Labo nin, ama Labo dumar)

5- In Dumarka ay dhali karaan iyagoo aan loo tagin. In ay ku dhalaan qaab bacrimin ah

Wasiirada wali waxey ku doodeeysaa in sharcigaan laga dhaqan galiyo Somaliya lakin xildhibaanada iyo gudoonka Barlamaanka ayaa wali diidan oo ku celiyay sharcigan.

Akhii Muslin Al casiisi

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here