Badmaaxyo udhashay dalka Indonesia Ayaa Helay Nuunahan Oo Dulsabeenaya Badweynta korkeeda muddo 3 maalmood Kadib Burburkii Diyaaradii Lagalahaa Indonesia.

Subxanallah, Wax dhibaata ah Lama uunsan Kulmin Hooyadii ayaa kuxirtay buufinka biyaha markii ay dareentay Xaaladda Kama Danbeesta ah ee Soowajahday.

Nuunahan Ayaa Soomaray Maalmo Kalinima ah isagoo weliba dul heehaabaya biyaha dushooda macunin yaxaasyada ugaadhsatada ah Sidookale Dhaxanta kudhacday uma uunan dhiman.

Yaa kaa badbaadiyey Halagii ?
Yaa ku quudiyey ?
Yaa kaa waraabiyey haraadkii ?
Cimrigaaga inta kadhiman yaa nolosha kugu hagaya ?? Sii faafi
#إنها رحمة الرحمن الرحيم #
“لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين”

Haddaad aaminsan tahay alle awoodiisa soo Qor Allahu Akbar siina faafi

Cumar Baashane

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here