HomeWarkiiBanaan-bax looga soo horjeedo Aqoonsiga Israa'iil ee Somaliland oo Maanta Muqdisho ka...

Banaan-bax looga soo horjeedo Aqoonsiga Israa’iil ee Somaliland oo Maanta Muqdisho ka dhacaya

MUQDISHO (DAYNIILE.COM)-Banaan bax ay abaabulkiisa leeyihiin Culumaa’udiinka Soomaaliyeed ayaa saaka loo balansan yahay inuu ka dhaco  Magaalada Muqdisho kaasoo ay dadeynaha Soomaaliyeed iyo masuuliyiin Dowladeedba ka qeybgeli doonaan Insha Allaah.

Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Culumada Somaliyeed ayaa mar uu ka hadlayay dibad baxaan wuxuu sharaxay halka uu ka dhacayo iyo waqtiga oo ah saaka ah ,waxaana la isugu tagi doonaa Daljirka Dahsoon.

Culumaa’udiinka Soomaaliyeed iyo masuuliyiin Dowlada ka tirsan ayaa lagu wadaa inay khudbado ka jeediyan banaan baxaan oo lagu muujin doono sida looga soo horjeedo xad-gudubka Israa’iil ay ku heyso Soomaaliya.

Shalay oo u danbeysay banaan Isra’iil ayaa u soo dirtay Hargeysa oo Somalia ka mid ah Wasiirkooda arimaha dibada xili amar la’aan ay iska soo galeen dalka Somalia si ay u sii anba qaadaan aqoonsi ku sheegii ay Somaliland siiyeen.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -