BURCO (DAYNIIILE.COM)-Shacabkii ugu badnaa ee reer Somaliland ayaa maanta isugu soo baxay Magaalada Burco kuwaasoo si weyn uga so horjeeda heshiiski Muuse Biixi uu dhawaaannla soo galay Ra’iisulwasaaraha Itoobiya.

Isu baxayasha oo u badnaa dhalin yaro ayaa muujiyay sida ay uga soo horjeedaan talaabada uu qaaday madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi.

Advertisement

Ereyada xooggan ee dhalinyardu ku qeylinayeen waxaa ka mida Xabashi iyo Oromo doonimeyno,dhulka yaga inagaa leh.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleDAAWO: Jabuuti ma ka mid tahay Dalalka Madaxweyne Xasan uga digay ka aamusnaantooda damaca Itoobiya?
Next articleDagaal culus oo Dowlada iyo Alshabaab ku dhex-maray aaga deegaanka Jeex-Jeexa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here