MUQDISHO (DAYNIIILE.COM)-Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay Banaan bax daba socda kuwii hore ee looga soo horjeeday damaca Itoobiya iyo saxiixa Muuse Biixiga Somaliland.

Dibad Baxa maanta wuxuu qaas u ahaa shacabka Degmada Yaaqshiid oo ay hor kacayaan masuuliyiintooda wuxuuna ka dhacay gudaha xarunta degmada Yaaqshiid.

Maamulka Degmada Yaaqshiid ayaa soo qaban qaabiyay dibad baxaan oo  ay uga soo horjedaan damaca Dowladda Ethiopia iyo Heahiis beenadka ay la gashay Muusa Biixi.

Ardeyda Iskuulada iyo shacab kale ayaa ka qeybgalay banaanbaxa,sidoo kale waxaa ka qeybgalay dadka baahiyaha gaarka ah qaba iyo Ururka Haweenka Degmada.

Suleyman Maxamuud Fargah Guddoomiyaha Degmada Yaaqshiid ayaa mar uu ka hadlaayay dibad baxa wuxuu uga mahad celiyay shacabka Degmada Yaaqshiid sida ay dareenkooda u muujiyeen.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM
May be an image of 7 people and textMay be an image of 7 people and motorcycleMay be an image of 3 people and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 4 people and textMay be an image of one or more people, temple and crowdMay be an image of 6 people, all-terrain vehicle and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 2 people, headscarf, dais and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 13 peopleMay be an image of 11 people, dais and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 6 people and textMay be an image of 10 people and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 3 people, headscarf and text

Advertisement
Previous articleShaydaan ambadka ku ah Mogadishu
Next articleMilatariga Isra’il oo sheegay in sanadkaan 2024 uu noqon doona kii ugu adkaa dagaalka Gaza

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here