Waxaa laga cabsiqabaa in Banaanbax Culus oo looga soo horjeedo Dad ay ciidamada amniga ku xireen Guriceel 24 saac ee aan soo Dhaafnay in uu halkaas ka dhaco.

Xaafadaha kala Duwan ee Magaaladaas waxaa laga soo warinayaa in laga wado Abaabul Xoogan sida ay inoo shegeen ilo lagu kalsoonaan karo.

Ciidamada Amniga Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa wali xaafadaha magaladaas kawada Baaritaano culus.

Ciidamada Booliska iyo nabad sugida Degmadaas ayaa xabsiga dhigay dad gaaraya 5 ruux .

Dadka xiran waxaa kamid ah shiikh ismaaciil tashade iyo xubno caanka ah Guriceel

Guriceel waxaa maalmo ka hor weerar lagu qaaday mid kamid ah masaajida magaladaas ku yaal.

Waxaana masaajidaas ku muransanaa Culimada Ahlusunna iyo altixaad.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here