HomeWarkiiBandhig ku saabsan wada shaqeynta Bulshada iyo Boliiska oo Muqdisho lagu qabtay+SAWIRRO

Bandhig ku saabsan wada shaqeynta Bulshada iyo Boliiska oo Muqdisho lagu qabtay+SAWIRRO

Ayadoo la fulinaayo Amarka Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed S/Guuto Asad Cismaan Cabdulaahi ayaa Hoggaanka Xiriirka Bulshada ee Ciidanka Boliiska wuxuu Bandhig ku saabsan wada Shaqeynta Bulshada iyo Boliiska ka sameeyey Degmada yaaqshiid.
Bandhigaan oo ay Kasoo qeybgaleen Masuuliyiin kasocdey maamulka Gobolka Banaadir oo uu u horeeyo Guddoomiye ku xigeenka Gobolka Banaadir ee Amniga iyo Siyaasada mudane maxamed Axmad Diiriye (Yabooh) Iyo Saraakiil Ka socotey Hoggaanada Boliiska fadhiyada Madax Banaan iyo Qeybta Guud ee Boliiska Gobolka Banaadir oo Qeyb mug leh ka qaadatey Sugida Maanka Caasimada Moqdisho
Bandhigaan ay iska kaashadeen Hoggaanka Xiriirka Bulshada iyo Maamulka Degmada Yaaqshiid ayaa muhiimadiisu aheyd adkeynta Wadashaqeynta Bulshada iyo Boliiska isdhaafsiga Xogaha muhiimka u ah Amniga .ayadoo Bulshada loo sheegey in ay Ciidanka Gacan ku siiyaan Sugida Amniga wixii ay dhibaato u aragto Bulshadana ay kusoo wargeliyaan ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.May be an image of 5 people and textMay be an image of one or more people, crowd and textMay be an image of 5 peopleMay be an image of 9 people, clarinet and textMay be an image of 7 people and textMay be an image of 11 people, clarinet and textMay be an image of 2 people and textMay be an image of 7 people and suitMay be an image of 2 people and textMay be an image of 5 people and textMay be an image of 2 peopleMay be an image of 4 people and textMay be an image of 3 people and textMay be an image of 2 people and clarinetMay be an image of 5 people, crowd and textMay be an image of 8 people and textMay be an image of 8 people and text
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -