Dalka Soomaliya ayaa xiliga kala guurka waxaa ka dhaco hantida danta guud in la boobo si markaa masuuliyiinta Dalka heysta uga macashaan dhulkaas

Jen Bashiir  Goobe oo ahaa  Agaasimaha Guud ee Dhismaha Soomaliyeed ka hor intaa loo magacaabin Wasiira Dowlada ayaa dhacay dhul ku yaalo Liido ay lahayeen Ciidanka  BADDA   laguna bari jiray ardayda  dooneysa in ay ka.mid Noqdaan

Dhulkaa markoow Bashiir Goobe dhisanaayey waxaa wax ka ogaa Madaxweyne Farmaajo oo horay u sheegay in uu San marnaba ogolaan doonin dhisida dhulka Danta Guud ayaa hada u muuqda mid reali ka ah

Bashiir Goobe oo hada ka dhistay dhulkaasi dhismo casri ah ayaa Ra iisal wasare Rooble iyo wasiirada kala ah Amniga,Waxbarashada iyo Cadaalada  ku War galiyey in uu Banaanyahay dhulkaas  ay  dhistaan taa oo keentay durba Wasiirka  Amniga oo keensado  Qalab dhismo taa oo keentay in ay ka biya diidaan  Ciidamo  uu wato Jeneraal Qaafoow taa oo keentay in ay Labada Ciidan isfara Saaritageen

Bashiir Goobe oo hada Wasiira Dowle ayaa u Yeeray isla Xalayba Jeneraal Qaafoow si uu Lacag Laaluush ah u siiyo taa oo sida warar hoose  ay sheegayaan in uu Jenanka taa kabiya  Diiday

Dhismaha Dulkaas  ayaa kaabiga ku haayo  Safaarada Dalka Turkiga waxay taa Ceeb ku tahay madaxweynaha xilka dhamaaday oo horay u sheegan  jiray in uu yahay  muwaadin  marnaba Ogolaan doonin in Dhulka Hantida Guud shaqsiyaad qataan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here