Beelaha ay kasoo jeedaan Dhamaan Gudoomiyaasha degmooyinka Gobolka Banaadir halkaan Ka Aqriso.

1- Yaaqshiid: Warsangali. Abagaal
2- Dayniile: Murusade
3- Hodan: Ceyr, Habargidir
4- Wadajir: Daa’ud, Abgaal
5- Warta Nabadda: Sacad, Habargidir
6- Kaxda: Shiikhaal. Reer Aw Qudub.
7- Kaaraan: Reer Mataan, Abgaal
8- Waabari: Saleebaan. Habargidir
9- Xamarweyne: Banaadiri
10- Xamar Jajab: Biyamaal
11- Boondheere: Waceysle. Abgaal
12- Hawlwadaag: Murusade
13- Cabdicasiis: Majeerteen.
14- Huruwaa: Duduble
15- Shibis: Xawaadle
16- Shangaani: Banaadiri.
17- Dharkiinley: Cabdala Caroone, Abgaal

Abgaal 5
Habargidir 3
Murusade 2
Banaadiri 2
Majeerteen 1
Sheekhaal 1
Xawaadle 1
Duduble 1
Biyamaal 1

Sidee u aragtaa sida koo kala qeybsaday degmooyinka caasimada Somaliya ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here