Beesha Caalamka doorka ay ku leedahay Shirka magaalada Dhuusamareeb

0

Magaalada Dhuusamareeb ayaa 9 bishaan waxaa ka danbeeyey waxaa ka socday Shirar ay lee yihiin Madaxweyna yaasha Maamuul Goboleyada kuwaa oo markii Danbe isla gartay qodobadii ay ka doodaayeen

War murtiyeed ayeey soo saareen kaa oi ah in Doorashada ku dhacdo Waqtigeeda aysan noqon Doorasha Qof iyo Cod ah iyagoona ku Casuumay Shirka wajiga Labaad Madaxweynaha Soomaaliya iyo Ra iisal wasaraha

Markay halkaa maree waxaa Howsha la wareegeen Beesha Caalamka oo ah Awooda kuuwaad kuwaa oo madaxda Federaalka ku war galiyey in ay Tagaan Shirka si Xal looga gaaro Arimaha Masiirga ee Soomaaliya

Madaxweynaha oo markii hore diidanaa Shirka Dhuusamareeb ayaa ogolaaday iyadoona wax yar ka dib u Duuli doono Magaalada Dhuusamareeb halkaa uu ku sugnaa Ra iisal wasaaraha Dalka

Beesha Caalamka ayaan marnaba ogoleyn in Soomaliya ay Bur burta iyagoona ku bixiyo Dhaqaalo Badan taa oo sida Muuqatana aysan si sahal ah ku bur burta Soomaaliya ogoleyn

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here