Madaxweyne Farmaajo ayaa galabta isu diyaariyay inuu ka safro dhuusamareeb si uu shirka baarlamaaka uga qeyb galo bari, balse hal taleefoon oo kayimid safiirka maraykanka Yamamoto ayaa badalay safarkii Madaxweynaha.

ilo kusugan Dhuusamareeb ayaa sheegay inay heleen xogta wadahadalka Farmaajo iyo Yamamuto.

Yamamuto ayaa yiri Mudane Madaxweyne hadaad ka soo tagto dhuusamareeb waxaad ku jiri doontaa Eraborka Xamar, ilaa aan kaa dabakeeno madaxda dawlad goboleedyada aad ka soo cararaysid, mudane waa inaad samaysaan isu tanaasul.
Waxaana loosheegay gudoonada baarlamaanka inaan shir laqaban ilaa xal laga gaaro hanaanka doorashada dalka.

Waxaan iswaydiiyay maxaa dhacay aaway qabkii odaga.

UN ka, Maraykanka iyo Ingiriiska , iyaga ayaa hada wada cadaadiska saaran hogaamiya yaasha Somalida.

Allaw sahal Umuuraha

Lasoco wixii soo kordha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here