Wararka ka imaanaayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in uu jiro cadaadis xoogan ay wado Beesha caalamka kaa oo lagu doonayo in Dalka ka dhacdo Doorasho loo dhan yahay

Beesha Caalama ee daneeyo arimaha Soomaliya ayaa shalay ilaa xalay ka kulantay Gudoomiyaha Aqalka sare iyo masuuliyiin ka socda Madaxweyne Farmaajo kuwaa oo lagu booriyey in ay si wada jir ah loo qabto doorasho laga wada raali yahay ee u dhacdo si xadaalad ah

Warar soo baxaayo ayaa sheegayo in Madaxweyne Farmaajo iyo Taliyaha Nabad Sugida Fahad Yasiin la saarayo Cadaadis xoogan oo lagu qasbayo in ay dalka ka qabtaan Doorasho loo dhan yahay oo ka dhalan qalalaaso Siyaasadeed

Cadaasi Beesha Caalamka ayaa yimid ka dib markii laga dareemay Soomaliya isku Hub aruusi xoogan ay wadaan xoogaga Musharaxiinta kuwaa oo duleedka magaalada Muqdisho ku soo bandhigay Hub iyo Ciidan badan taa oo cabsi galisay magaalada Muqdisho oo durba ka bilaawday in laga qax

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here