Beesha Caalamka oo ka hadashay wadahadalada Soomaliya iyo Soomaliland

0

wadahalada Soomaaliya iyo Somaliland Djibouti ku dhexmaray 14-kii bishan June, waxayna ku tilmaameen talaabo muhiim ah oo rajo gelinaysa shacbiga Soomaaliyeed.

“Waa qayb muhiim ah talbaada kalsooni dhisida ee dib u heshiisiinta laguna yareynayo kala aragti duwanaanshaha, laguna horumarinayo dhismaha nabadda, barwaaqada iyo hurumarka gobalka. Djibouti iyo Itoobiya waxa ay ciyaareen door fir-fircoon oo uu ku qabsoomay wadahalka” ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka Midowga Europe.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmajo iyo madaxweynaha Somaliland, Muse Abdi ayey sheegeen iney ka go’an tahay sii wadida iyo horumarinta hanaankan nabada.

“Sii wadida wadahadaladan oo aan ku jirin wax car-qaladeeya, uuna ku socda si wanaagsan, waa habka kaliya ee lagu gaari karo nabbad, barwaaqa, iyo  amaan waara. Midowga Yurub oo goob-joog ka ah wadahadalan wixii dadaal iyo taageero ah lama baaqsan doonto” ayaa lagu soo gebagebeeyey War-saxaafadeedka.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here