Wararka ka imaanaya Xalane ayaa sheegaya in lagu wado in goor dhaw uu shir halkaasi uga furmo, Wakiilada beesha caalamka iyo Madaxweynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland
.
Kulanka ayaa waxaa looga hadlayaa fashilka ku yimid shirka u dhexeeyay madaxda DFS, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir.

Sidoo kale Shirkan ayaa ku soo aadaya, kadib markii xalay magaalada Muqdisho ay kulan ku yeesheen Madaxweynayaasha Galmudug, Hirsharbelle iyo Koofur Galbeed iyo Wakiilada Beesha Caalamka.

Office Nairobi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here