Beesha caalamka ayaa shir albaabadu u xiran yahay kula jirta sadexda madaxwayne ee Qoor qoor, Lafta gareen iyo Cali Guudlaawe, si ay u baajiso fashil ku yimaada shirka.

Madaxwayne Siciid Dani ayaa sheegay in shirka Jaraa’id ee uu Dubbe qabtay uu ahaa mid horay loo sii diyaariyay, waayo dharkii uu ku joogay maanta teendhada dhar aan ahayn ayuu shirka jaraa’id ku qabtay ayuu yiri, xilli uu la hadlayay idaacadda codka Maraykanka ee V O A.

Mar hadii aanay jirin cid sadexaad oo runta ka sheegi karta waxa dhacay sidee lagu runaysan karaa hadalada labada dhinac.

XigashoHassan Adde

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here