#Xog: Xubno matalaya Beesha Caalamka ayaa maalinta berri ah kulan kula qaadan doonna Madaxtoyada Soomaaliya MD Farmaajo, iyagoo u sida farrimo ay ka sidaan guud ahaan Beesha Caalamka taas oo ku aaddan Khilaafka ka taagan hannaanka doorashooyinka.

Maanta ayey ahayd markii ay Beesha Caalamka soo saartay qoraal ay ku taageerayaan wadahadal dhaxmara Dowladda Federaalka iyo Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka.

Haddaba, Ma laga yaabaa in Xubnaha Beesha Caalamka dartood uu Madaxweyne Farmaajo tanaasul u sameeyo? Aragtidaada.

Wariye Maxamed Rooraaye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here