Xildhibaano ka tirsan labada aqal ayaa soo xaadiray xarunta Golaha si ay udhagaystaan khudbada madaxweynaha uu ka jeedin doono goor dhaw Baarlamaanka.

madaxweyne Farmaajo ayaa hada ku sugan xarunta Villa Somalia isagoo goor dhaw ka yimid Dhuusamareeb.

Wakiilada Beesha caalamka ayaa la soo sheegayaa inay qadka taleefoonka ku la hadlayaan xiligaan Madaxweynaha si looga fogaado mudo kororsi, taasoo ay rumaysan yihiin in dalka ay u horseedi karto daganaasho dari siyaasadeed iyo mid amni.

Xildhibaanada ayaa sugaya hadaljeedinta uu dalbaday Madaxweynaha, iyadoo lasoo sheegayo in inta badan ay doonayaan in mudo kordhin ay samaystaan iyaga iyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here