Wakiilada Beesha Caalamka ee looyaqaan C6+ ayaa siwayn utaageeray wadahadalada usocda RW Rooble iyo Midawga musharixiinta, waxayna ku baaqeen in lagu soo afjaro is fahmi waaga kajira dhinaca doorashada, iyagoo sidoo kale soodhaweeyay midaaharaadka nabadeed ee ay ku baaqeen musharixiinta maalinta sabtida ee soo socota.

Arinkan ayaa yimid kadib markii uu goordhawayd soo gaba gaboobay kulan kudhexmaray aalada fogaan araga Midawga musharixiinta iyo safiirada C6+.

Kulankan wuxuu ku soo aadayaa iyadoo Rooble iyo musharixiinta ay shir ubalan san yihiin caawa 7:00 Fiidnimo.

Allaw sahal Umuuraha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here